Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Daawo Video Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo buuxiyey Sharuudihii iyo Qalabkii

Shirkadaha Caalamiga ah ee Duulimaadyada oo qasrkood ay soo booqdeen Garoonka Diyaatadaha Bosaso ayay ku xireen sharuudo dhowra oo la xiriira Qalabka Amaanka ee Garoonka. Hadaba Maamulka Garoonka ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyadda Copenhegan oo 20,100 USD u dirtey Isbitaalka Gaalkacyo, Guud ahaan...

Jaaliyada Puntland ee Copenhegan ayaa maanta oo ah Axad 18 sep. Waxay ay 20,100 Dolar(labaatan kun iyo Boqol Doolar) u direen Mashruuca dib u dhiska Isbitaalka Gaalkacyo. Gudiga tabarucaadkaan...

View Article


Kenya oo kordhineysa Ciidamadooda Soomaaliya jooga

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa sheegay in ay kordhinayaan Ciidankooda jooga Soomaaliya. Uhuru mar uu ka hadlayay Safar uu ku aadi lahaa Canada iyo Maraykanka oo uu ka baaqday ayuu sheegey in...

View Article

Tacsi Marxuum Siciid Maxamed Ciise (Siciid Gaab) oo Copenhegan ku geeriyooday...

inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun anagoo ah jaaliyada ee Copenhegan iyo nawaaxigeeda waxaan tacsi u dirayaan Eheladii, Qraabadii iyo Asxaabtii alaha u naxariiste Siciid Maxamed Ciise (Siciid Gaab)...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo sheegay in Dagaal iyo Dilal Qorsheysan lala...

Ugaadka Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas ayaa Shacabka Reer Hiiraan wuxuu u sheegey in Dagaal lagusoo yahay Reer Hiiraan oo lala damacsan yahay Dilal Qorsheysan iyo hurin colaadeed ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Dhageyso) Raysal wasaare Sharmaake “Dano Siyaasadeed ayaa laga leeyahay...

Ra’iisul-wasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo goor dhaweyd Shir Jaraa’id ku qabtay magaalladda Garoowe ayaa ka hadlay muranka Baddan. Cumar C/rashiid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS : -:Raysal wasaare Sharmaake oo soo saaray wareegto lagu sugayo...

Warqad kasoo baxdey Xafiiska Raysal wasaaraha ayaa Hay’adaha Amaanka, Wasaaradaha ay qusayso iyo Wasaarada Warfaafinta waxaa lagu faray iney ilaaliyaan amaanka ayna si siman ugu adeegaan Musharixiinta....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhagayso Wasiirka Deegaanka Cali Cabdullaahi oo sheegey in uusan jirin...

Wasiirka Deegaanka Ee Dowlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame oo Waraysi siiyey Radio Gaalkacyo ayaa cadeeyey inaysan Dowlada Puntland ka laaban Go’aankii ay ku xanibtey Gaadiidka ka yimaada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir ku soo dhamaadya Caluula oo lagaga baaqay isku-tashi, looguna...

Magaalada Caluula ee xaruunta gobolka Guardafu waxaa ku soo dhamaay shir toddobaadkii hore uga socday qaar ka tirsan beelaha degan gobolkaas, kaas oo ajandihiisu ahaa turxaan bixinta beelaha, xoojinta...

View Article


MAQAAL– DADKA SOOMAALIYEED BAAN ISGAYIN LAAKIIN AJNABIGA IYO SOOMAALIYI WAA...

Wali dad Soomaaliyeed baa qaba ama rumaysan in Soomaalidu kala qabiil fiican tahay ama muwaaddiniinta Soomaaliyeed hayb qabiil darteed ku kala fiican yihiin . Waa sababta loo yiri ’is-ma-gayno oo...

View Article

Raysal wasaare Sharmaake oo Qardho kusii jeeda

Raysal wasaaraha Xukuumada Xilkeedu dhamaadey Cumar Cabdidrshiid ayaa wixuu booqanayaa Magaalada Qardho. Raysalwasaare Sharmaake ayaa kulamo la qaadan doono wax garadka iyo Ururada Bulshada Gobilka...

View Article

Deeq bixiyaasha oo ku wareersan Ciidanka SNA iyo Ciidanka Puntland oo la amaaney

Wadamada deeq bixiyaasha ee Sida gaarka ah u taakuleeya Ciidamada Soomaaliya ayaa muujiyey jahawareer ka heysta Ciidanka lagu sheego CIIDANKA QARANKA SOOMAALIYEED SNA , Deeq bixiyaashu waxay sheegeen...

View Article

Jaaliyada Puntland ee golbolka Western Australia (Perth) oo lacag ugu deeqday...

Jaaliyada Puntland ee golbolka Western Australia (Perth) ayaa ugu deeqey Isbitaalka Magaalada Gaalkayo lacag dhan $9420 Lacagta ayaa Jaaliyadu waxay ku shubeen koontada Amal Bank ee Mashruuca dhismaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirkii Warfaafinta Puntland Mr. Soocade muxuu isu casilay

Puntlandi oo u kuur galay sababta rasmiga ah ee Wasiirku uusan noo sheegin inuu isu casilay ayaan ogaanay sababta rasmiga ah. Warar lagu kalsoon yahay oo uu helay mid kamid ah Howlwadeenada Puntlandi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News : – Xog dheeri ah oon ka helney Weerarkii Xalay ee Duleedka...

2 1 Cadbdirisaaq Xuseen Tahliil (Ina Calool Geel) waxaa loo badinayaa in lagu dilay weerarkii Xalay Warar dheeri ah oo aan ka helney Howlgalkii ay xalay saq dhexe ay duleedka Gaalkacyo aka fuliyeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

invitation to all owners and managers of Somali food businesses licensed in...

Sixth Somali Business Community Forum Greetings, On behalf of the City of Minneapolis Health Department and Business Licensing Department, Mayor Hodges and I cordially invite all owners and managers...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS : – Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga...

Dr. Maxamed Cabaas Macalin Cumar oo ahaa Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga ee Dowladda Puntland ayaa iscasilay. Wasiirka ayaa sheegay in warqadda iscasilida oo qoraal ah u gudbiyey...

View Article


BREAKING– Brea Explosion outside a restaurant just two blocks away from...

Breaking: Explosion outside a restaurant just two blocks away from NISA’s Godka Jilaow prison in Mogadishu, casualties reported. More to come stay tuned

View Article

Gudiga Doorashada oo ka laabtey Go’aankoodii hore ee Goobta Doorashada...

Warsaxaafadeed ay maanta soo saareen Gudiga Doorashada ayay ku sheegeen in ay talo soo jeedin uun ahayd Warsaxaafadeedkii ay soo saareen bishii Septembar ee ay Gudigu kusoo bandhigeen in Muqdisho lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas oo Muqdisho ku wajahan

Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dhowaan wuxuu u safri doonaa Magaalada Muqdisho, Wsxaa sidaas xogta ku haya Puntlandi. Lama oga ujeedka Safarka Madaxweynaha waxaase...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live