Raysal wasaaraha Xukuumada Xilkeedu dhamaadey Cumar Cabdidrshiid ayaa wixuu booqanayaa Magaalada Qardho.
Raysalwasaare Sharmaake ayaa kulamo la qaadan doono wax garadka iyo Ururada Bulshada Gobilka Karkaar.
Safarka Qardho ee Raysal wasaaha ayaa wuxuu qaadan doona laba cisho oo beri ka bilowda.
Puntlandi.com
Qardho