Warqad kasoo baxdey Xafiiska Raysal wasaaraha ayaa Hay’adaha Amaanka, Wasaaradaha ay qusayso iyo Wasaarada Warfaafinta waxaa lagu faray iney ilaaliyaan amaanka ayna si siman ugu adeegaan Musharixiinta.
Warqadaan ayaa loo badinayaa mid jawaab u ah warqad lagasoo saaray Airporka Muqdisho oo lagu tuhun san yahay in Madaxweyne Xasan uu ka dambeeyey isla markaana loola danlahaa Madaxweynihii hore Sheikh Shariif, Earwadaas waxaa lagu manuucay in saxaafadu ay soo dhawayso Musharixiinta.
Hoos ka akhriso Warqada Raysal wasaaruhu soo saaray hada