Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dhowaan wuxuu u safri doonaa Magaalada Muqdisho, Wsxaa sidaas xogta ku haya Puntlandi.
Lama oga ujeedka Safarka Madaxweynaha waxaase loo badinayaa inuu ku saabsan yahay Shir ay isugu imanayaan Madasha Qaran.
Puntlandi.com
Garowe