Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyada Puntland ee golbolka Western Australia (Perth) oo lacag ugu deeqday Mashruuca Isbitaalka Gaalkacyo

$
0
0

Jaaliyada Puntland ee golbolka Western Australia (Perth) ayaa ugu deeqey Isbitaalka Magaalada
Gaalkayo lacag dhan $9420

Lacagta ayaa Jaaliyadu waxay ku shubeen koontada Amal Bank ee Mashruuca dhismaha Isbitaalka Gaalkacyo.

Waxaa si weyn loogu mahad celinayaa Dadkii ka qayb qaatay Taburacaadkaan lacageed.

Puntlandi.om


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles