Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Kenya oo kordhineysa Ciidamadooda Soomaaliya jooga

$
0
0

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa sheegay in ay kordhinayaan Ciidankooda jooga Soomaaliya.

Uhuru mar uu ka hadlayay Safar uu ku aadi lahaa Canada iyo Maraykanka oo uu ka baaqday ayuu sheegey in sababaha uu u baaqdey ay kamid tahay Xaalada Soomaaliya oo uu ku tilmaamey mid u baahan in la sugo in Doorashada Soomaaliya ay ku dhacdo wakhtigeeda iyadoo amaanku sugan yahay.

Wuxuu yiri “Waajib ayaa naga saaran xaqiijinta Amaanka Goobaha Doorashada waxayna kamid ahayd balsn qaadyadii aan galnay Shorkii IGAD er Muqdisho.”.

Lama sheegin tirada rasmiga ah ee Kenya ay ku kordhineyso Ciidankooda waxayse xaqiijiyeen iney Ciidan dheeraada ay u dirayaan Soomaaliya.

Puntlandi.com
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles