Wasiirka Deegaanka Ee Dowlada Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame oo Waraysi siiyey Radio Gaalkacyo ayaa cadeeyey inaysan Dowlada Puntland ka laaban Go’aankii ay ku xanibtey Gaadiidka ka yimaada Koonfurta.
Dowladu go’aankeedu waa sidii, wax ka laabasho ahna qorshaha uguma jiraan mana aysan damcin ayuu yiri wasiirku.
Hoos ka dhagayso waraysiga