Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xog Cusub : – Ex-M/weyne Xasan oo damcsan in uu laalo Aqalka Sare iyo...

Warar rasmi ah oo Puntlandi helayaan ayaa waxay sheegayaan in Madaxweynaha waqtigisii dhamaaday iyo gudigiisa doorashooyinka dadban ay ka war wayeegayaan ku dhawaaqida iyo soo xulida Xildhibaanada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

State of Drought emergency Declared in Puntland State of Somalia

View Article


Video.. KENYA… Six killed in Mandera Shabaab attack, 27 rescued

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi : – Marxuum Maxamed kamaaludiin Xaji Aden oo Copenhegan ku geeriyooday

Jaaliyada Puntland ee Copenhegan Denmark ayaa ka tacsiyeynaysa geerida Marxuum Maxamed kamaaludiin Xaji Aden oo Copenhegan ku geeriyooday. Waxaa marxuumka illaahay looga baryayaa jano waarta iyo dambi...

View Article

Faahfaahin Xaalada Gaalkacyo iyo maanta iyo khasaaraha Dagaal koobnaa oo...

Ciidamada Puntland ayaa kaabiga u saaran iney weeraraan goob ay saaka kasoo duuleen Maleeshiyaad geystay khasaare nafeed. Saaka ayaa Maleeshiyo kasoo jeeda Koonfurta waxay weerar Qorshaysan ay kusoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING— Rasaas laga maqlayo Meel 4 km kaga beegan Koonfurta Galbeed ee...

Tan iyo Shalay waxaa Gaalkacyo ka socdey Abaabul xoogan oo Ciidanka Puntland ku xaqiijinayaan amaanka Gaalkacyo. Meel Koonfur Galbeed uga beegan Gaalkacyo oo qiyaastii 4km u jorta Gaalkacyo ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

International community notes nominations for Upper House and urges rapid...

Press Releases 10 Oct 2016 International community notes nominations for Upper House and urges rapid review in line with NLF commitments, particularly on women’s representation The United Nations,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Puntland oo Ciidankeeda ku amartey ineysan Xabado ku ridin Xaafadaha Rayidku...

Wasaarada Amniga Puntland ayaa amar adag dul dhigtay Ciidankeeda waxayna ku amreen in Askarigii Xabad noocay doonto ha ahaatee ku rida Xaafad Dad rayida Degan yihiin uu ciqaabtiisa mudan doono. Dowlada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Ciidanka Puntland oo ka ruqaansadey meeshay joogaan unasii...

Maanta waxaa furanta hore ee Koonfurta Gaalkacyo ka bilawday Dagaal hub waaweyn loo adeegsanayo, Kasaarihiisana ilaa hada lama kala cadeyn karo. Dhinaca Puntland waxay Ciidanku xakameeyeen in Saxaafada...

View Article


Breaking News– Puntlandi oo ogaaday in 12 meyd ah ay Ciidanka Puntland kasoo...

Warar hoose oo Puntlandi ka helay Saraakiil ka tirsan Ciidanka ayaa sheegaya in Ciidanka Puntland ay gacanta ku hayaan 12 Meyd ah ay kasoo ururiyeen Goobtii ay shalay ka carareen Maleeshiyaadka...

View Article

Duleedka Koonfureed ee Gaalkacyo oo maanta degan , Wax dagaal ahna ma dhicin

Aad ayay u degan tahay Gaalkacyo maanta iyo Shalayba inkastoo duhurkii maanta Xabado laga maqlayay Duleedka Koonfureed ee Magaalada. Howlwadeenada Puntlandi oo xiriir la sameeyey Saraakiisha Ciidanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Federaalkii Dagaal iyo colaad buu cadeeystee, Gaas iyo Cumar Cabddirshiid...

Wiilasha Puntland Waxaa Ummada Soomaliyeed iyo qof kasta oo damiir lihi qirsan yahay in Ex-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu mudadii 4sano aheyd ee xilka hayey uu Barnaamijkiisa kowaad ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TACSI Marxuum Ciise Cumar Axmed-Gurey oo xalay ku geeriyooday Sydney Australia

Waxaa tacsi loo dirayaa Dhamaan Ehelkii Qaraabadii iyo Caruurtii uu ka baxay Marxuum Ciise Cumar Axmed Gurey oo Xalay ku geeriyoodey Magaalada Sydney ee Dalka Australia. Waxaan illaahay uga baryeynaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha Caalamka oo Cabdikariin uga digtay ka mid noqoshada Aqalka Sare ee...

Warqad ay Puntlandi hayaan ayaa Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey Meachel Keating wuxuu u direy Cabdi Kariin Xuseen Guuleed, Waxaana Cabdikariin looga digay inuu aqalka Sare Siyaasada Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada reer Puntland ee dalka Switzerland oo deeq soo gaarsiisay gudiga...

Gudiga dib u dhiska isbitaalka guud ee gobolka Mudug oo ku mashquulsan aruurinta iyo isku-dubaridka qorshahooda ku saabsan sidii dib loogu dhisi lahaa Isbitaalka guud ee gobolka Mudug oo xaalad adag...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS— Heavily armed Al-Shabab fighters took over many parts of...

Heavily armed Al-Shabab fighters took over many parts of Afgoye town, govt troops fled towards Mogadishu: witnesses reports. Harakat Al shabaab are reported to have peacefully seized parts of Town...

View Article

CAYDA & GOONI U FAQUUQA REER MUDUG IYO REER GAALKACYOOD NINBA SI KU AH

Reer Mudug waa qayb ka mid ah dadweynaha Soomaaliyeed oo leh xuquuq iyo waajibaad, sida muwaaddiniinta kale oo dalka. Intaan gobollada Soomaaliya la badin gobolka Galguduud iyo degmeda Buurtinle Mudug...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News– Puntland oo gudi Odoyaal dhaqameed ah u saartey Xalinta...

Dowlada Puntland ayaa hoosta ka xariiqdey in hadii wada hadal iyo Xaajaysi lagu xalinayyo colaada soo noqnoqoneysa ee Koonfurta Mudug ay hada kadib u taal oo qura Reer Mudug ayna Dowlada uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka Puntland oo gacanta ku haya Maxaabiis aan deegaanka u dhalan oo...

Warar hoose oo Puntlandi heleen waxay xaqiijinayaan in Ciidanka Puntland ay qabteen dhowr Maxaabiisa oo qaarkood ay kasoo jeedaan Gobolada dhexe iyo kuwa Koonfureed kuwasoo ka tirsan Ciidanka lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS–Ciidanka Puntland oo saaka si buuxda ugusoo laabtay...

Ciidanka Puntland oo shalay galab howlgalo fuliyey ayaa saaka waxay dib ugusoo laabteen fariisimadoodii ay shalay horey uga socdeen. Shalay Galab salaadii casar xiliga Soomaaliya ayaa Ciidanka Waxaa...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live