Tacsi- Sadex Qof oo ku geeriyootay Shilkii Gaari ee Shalay ka dhacay...
Waxaa tacsi guud loo dirayaa dhamaan Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka tageen Sadexdaa Marxuum.. 1-Cabdirsaaq Ciro 2- Faruun Xaaji 3-Jawaahir Fuud Cade Marxuumiintaan ayaa waxay ku geeriyoodeen...
View ArticleFaahfaahin Dowlada Puntland oo gabi ahaan xirtey Xuduuda Koonfurta Soomaaliya...
Maanta oo khamiisa 1 septembar laga bilaabo Dowlada Puntland waxay sare u qaadey heerka amaanka Xuduuda ay la wadagaan Koonfurta Soomaaliya tasoo macneheedu yahay in Xuduuda gabi ahaanba albaabka la...
View ArticleMusharixiinta Madaxweynaha oo hakad galiyey Maamul u sameyntii...
Shir ay maanta isugu yimaadeen inta badan Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, Siyaasiyiin iyo Odoyaal dhaqameedyo oo ka dhacay Muqdisho ayaa looga hor yimid qaabka uu Madaxweyne Xasan Sheikh u...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo Muqdisho ku wajahan
Waxaa Muqdisho isugu imanaya Madaxda Madasha Qaran kuwasoo kulan aan horay loo shaacin yeelan doona. Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Muqdisho u duuli doona beri ama...
View ArticleVacancies at Ministry of Environment, Wildlife and Tourism of Puntland (MoEWT)
REF: MoEWT/NRM/01/2016/PTB/105/2016 TERMS OF REFERENCE Development of Integrated Financial Management System (IFMS) Consultancy for Design, Installation and Training of Integrated Financial...
View ArticleFaahfaahin–Goobihii Gobolka Mudug ee shalay uu Dagaalku ka dhacay oo abaabul...
Bariga Gobolka Mudug waxaa shalay ka dhacay Dagaal khasaare nafeed geystay, dhimashada guud waa 13 Qof iyo nin la waysan yahay, Dhaawucuna waa 40 Qof. Wariyayaasha Puntlandi ee Gaalkacyo iyo Xaafada...
View ArticleDP World to Manage Port of Berbera and will own 65% of a joint venture with...
DUBAI—Dubai-based ports operator DP World on Monday said it has won a concession to manage and develop a port at Berbera in Somaliland, adding to a global portfolio of more than 75 terminals. The...
View ArticleWarbixin iyo Sawiro Shirka Madasha Qaran oo maanta looga hadlay Amaanka iyo...
Shirka kooxda Madasha Qaran oo kala ah Madaxweynaha DF Xasan Sheikh, Raysal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Cumar Cabdirshiid, Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha...
View Article(Dhageyso) Dr. Cabdiraxmaan Faroole:” Soomaaliya wax madaxweyne caawo kama...
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole oo caawo shir jaraa’id ku qabtay Garowe ayaa sheegay laga bilaabo caawo inaan dalka Soomaaliya lahayn wax mdaxweyne ah. Dr. Cabdiraxmaan...
View ArticleBREAKING NEWS– Shirka Madasha Qaran oo hal mar iswareejiyey khatarna u galay...
Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi heleen ayaa sheegaya muran Siyaasadeed uu ka dhex abuurmay Shirkii Madasha Qaran ee Muqdisho uga Socday Hogaamiyayaasha Siyaasadeed ee Soomaaliya. Muranka oo la...
View ArticleWar Deg Deg ah-’ Shirkii Madsha Qaran oo hada dib u bilowda Iyo Beesha...
Beesha Caalamka ee daneeya arimaha Soomaaloya ayaa aad uga xumaadey qaabka uu u socdo shirka Madasha qaran iyo garasho la’aanta ay madaxda Soomaaliya garan waysan yihiin in ladadajiyo wakhtiga...
View ArticleMadaxweyne Axmed Madoobe oo Shir amaanka ku saabsan u aadey Kismaayo...
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta wuxuu u duulay Kismaayo si uu uga qayb galo Shir muhiim ah oo Kismaayo ka dhacaya maanta, Wuxuuna isla maanta kusoo laabanayaa Muqdisho si uu halkaas ugasii...
View ArticleBreaking news– Shirkii Madasha oo kusoo xirmay is afgarad laga gaaray Aqalka...
Shirkii Madasha Qaran uga socday Muqdisho ayaa Muran iyo isjiidjiid ka dib waxaa la isla gaaray isfahan buuxa oo laga gaaray dhamaan Qodobadii la isku hayay. Sida Puntlandi xogta ku helay qodobada...
View ArticleWarmurtiyeed ay wada jir usoo saareen Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya...
Isbahaysiga Isbedel-sameynta Soomaaliyeed Shirweynaha Muqdishu Taariikhda 8 – 9 September, 2016 War-murtiyeedka Shirweynaha Isbahaysiga Isbedel-Sameynta Soomaaliyeed (Coalition for Change) oo ka...
View ArticleWasiirada Arimaha Dibada IGAD oo Muqdisho soo gaaray
Wasiirada Arimaha Dibada Kenya iyo Jabuuti ayaa goor dhaweyd soo gaaray Muqdisha. Waxaa iyana lasugayaa Wasiirada kale ee IGAD kuwasoo hordhac u ah Shirweynsha Madaxda IGAD. Puntlandi Muqdisho
View ArticleTahniyad Aroos “Mustafa Cabdishakur Mhamed Cali (Ilweyn ) iyo Ayaan Cusman...
Waxaa Tahniyad aan lasoo koobi karin loo dirayaa Mustafa Cabdishakur Mohamed Cali (Ilweyn ) iyo Ayaan Cusmaan Xaaji Mire oo ku Aqal galay masnta 13 September Magaalada Qrdho ee Gobolka Karkaar. Waxaan...
View ArticleOgaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Copenhegan Denmark
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan umada soomaaliyeed ee ka qeyb qadatay dhaqaale arurintii isbitaalka Galkacyo iyo Jaaliyada Puntland ee København iyo nawaaxigeeda in la qaban doono shir lagu dirayo...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Magaalada Odensa Dalka Denmark oo Isbitaalka Gaalkacyo...
Jaaliyada Puntland ee Magaalada Odense Dalka Denmark ayaa iyagoo ka jawaabaya Baaqii Madaxweyne Xigeenka Puntland Mudane Cabdixakiin Xaaji Cumar ee ku aadanaa Tabaruca Mashruuca Isbitaalka Guud ee...
View ArticleUNUKAA YAABNEY : – Madaxweyne Gaas oo si rasmi ah uga qayb qaadanaya ololaha...
Warar ay warbaahinta Puntlandi ay ka heleen illo lagu kalsoon yahay ayaa maaalmahaanba tibaaxayay in Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ku dhex milmay kooxda Villa...
View ArticleWAR DEG DEG AH :- Maxamed Cumar Carte, 20 Suldaan iyo Ergadii Somaliland ee...
Warmurtiyeed ay soo saafeen Cuqaasha iyo Siyaasiyiinta Soomaaliland ee Muqdisho Jooga ayaa sheegey ineysan qaadaceen Guud ahaan Doorashada ka dhacaysa Soomaaliya. Hoos ka akhriso Warmurtiyeedka
View Article