Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Marxuum Siciid Maxamed Ciise (Siciid Gaab) oo Copenhegan ku geeriyooday 21.09.2016

$
0
0

inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun anagoo ah jaaliyada ee Copenhegan iyo nawaaxigeeda waxaan tacsi u dirayaan Eheladii, Qraabadii iyo Asxaabtii alaha u naxariiste Siciid Maxamed Ciise (Siciid Gaab) oo xalay ku geeriyooday magaalada Copenhegan ee caasimada Denmark

Waxaan Illaahay uga baryeynaa MarxuumkaJao waarta iyo dambi dhaaf iyo æin Illaahay samir ka siiyo intui uu ka baxay.

Aaamiiin Aaaaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles