Ugaadka Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas ayaa Shacabka Reer Hiiraan wuxuu u sheegey in Dagaal lagusoo yahay Reer Hiiraan oo lala damacsan yahay Dilal Qorsheysan iyo hurin colaadeed ee Deegaanka laga hurinayo.
Ugaaska oo Wajigiisa ay caro ka muuqato ayaa hadalkaan wuxuu kula dardaarmey Shacabka uu Ugaaska u Yahay wuxuuna Yiri “Reer Hiiraanow Dagaal iyo Dilal bas la idnls damacsan yahay ee is ilaaliya”
Hadalka Ugaaska ayaa muujinaya in Xaalada Muumul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dgexeay meel xun marayso.
Horey ayaa Warbaahinta Puntlandi waxay u heshey Xog ku saabsan Madaxweyne Xasan Sheikh oo Dowlada Itoobiya ka Codsadey in la xiro ama Dalka laga masaafuriyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
Hoos ka akhriso Xogtan iyo xiliga aan qornay