BREAKING NEWS–Raysal wasaarihii hore ee Turkiga oo Al-Jezeera Carabi u...
Raysal wasaarihii hore ee Turkiga Ahmet Davutoğlu ayaa Al-jezeera af Cabiga wuxuu ka sheegay in Afgabigii Ciidanka Turkigu isku dayeen uu fashilmay. Raysal wasaaraha hore ayaa warkaan sheegay xili...
View ArticleTurki– Daawo Sawirka maanta, Shacabkii oo kaarayaasha isu dhigay
Kadib markii Madaxweyne Erogan uu shacabiisa la hadlay uuna sheegay in Ciidanku ay faramarooqsanayaan awoodii Dalka looga baahan yahay shacabka in ay wadooyinka isugusoo baxaan ayna jawaab siiyaan...
View ArticleBreaking News—Raysal wasaare Binali Yildirim oo sheegay in Afgambigii fashilmay
Raysal wasaaraha Turkiga Binali Yildirim ayaa sheegay in isku daygii afgambiga ay qaar kamid ah Ciidanka Turkigu sameeyeen uu fashilmay hadana xaalada aygacanta ku heyso Xukuumadu. Sirdoonka Turkiga...
View ArticleTacsi–MARXUUM AHMEDXAKIIM MAHAMED AW YUSUF OO KU GEERIYOODAY SACUUDIGA
TACSI Inaa lilaahi wa inaa illaahey raajucuun waxaan halkaan tacsi looga direyaa Reer Mahamed Ow Yusuf geeridii naxdinta laheyd ee ku timid AHMEDXAKIIM MAHAMED OW YUSUF oo ku geeriyoodey Dalka...
View ArticleWararkii ugu dambeeyey Xaalada Turkiga
Kadib Afgambigii dhicisoobey ee Xalay ilaa saaka waabarigii ka socdey Dalka Turkiga wuxuu khasaaruhu kor u dhaafay 160 Qof oo isigu jira shacab iyo Ciidan. Dhimashadu waa 161, Waxaa dhawacmay 1440,...
View ArticleWasiiro iyo Nabadoon ka tirsan Maamulka Galmudug ee Cadaado oo ku geeriyoodey...
Shil gaari oo maanta ka dhacay Deegaanka Sadex Higlo ayaa waxaa ku geeriyooday laba Wasiir oo ka tirsan Maamulka Galmudug ee Cadaado. Wasiirada Maamulka Cadaado ee ku geeriyooday shilka waxay kala...
View ArticleVEDIO–Beesha Shiikhaal oo ku heshiisay in Xildhibaada Beesha ee Aqalka Sare...
Shir Magaalada Kismaayo ugu soo dhamaadey Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beesha Shiikhaal ayaa lagu soo dhameeyey muran Siyaasadeed oo ku aadanaa qaabka loosoo Xulayo Xildhibaanada Beeshu ay ku...
View ArticleBreaking News– Doorashadii Soomaaliya oo dib u dhacday, Waa goorma, mxaase...
Sida ay Warbaahinta Puntlandi ay xog hoose ku heleen waxaa dib u dhacay Doorashadii Baarlamaanka iyo tii Madaxweynaha ee lagu waday iney kala dhacaan Ogoosto iyo Septembar. Wararka aan helayno waxay...
View ArticleWar Deg Deg ah–Raysal wasaaraha oo Magacaabay Gudiga Meeqaamka Caasimada...
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake ayaa magacaabay Gudiga Meeqaamka Caasimada Soomaaliya iyo Matalaada Muqdisho. Warqad wareegto ah oo Raysal wasaaruhu ku magacaabay Gudigaas...
View ArticleTacsi– Marxuum Yusuf Nuur Xasan Bide oo ku geeriyooday Minneapolis
Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Qoyska Nuur Xasan Bide Geerida ku timid Yusuf Nuur Xasan Bide oo ku gerriyooday Magaalada Minneapolis Cariga Maraykanka. Waxaan illaahay uga baryeynaa Jano waarta iyo...
View ArticleTacsi–Marxuum Yuusuf Nuur Xasan Bide oo shalay ku geeriyooday Maraykanka
Prof abdiqadir nuur salaad takar ( abdiqadir fiisiko) GUDOOMIYAHA DEGMADA 6 aad ee minneapolis Abdi warsame geeraare Sheikh bashiir jamac ( kite) Sheikh abdirisaq sancaani Sheikh qardhaawi Waxay ka...
View ArticleGaalkacyo oo yeelanaysa Garoon Diyaaradeed oo cusub
Magaalada Gaalkacyo ayaa yeelanaysa Garoon Diyaaradeed oo cusub,Sida ayxogta ku heleen Howlwadeenada Puntlandi ee Gobolka Mudug. Garoon ka cusub oo caalami noqondoona ayaa noqonaya Garoonkii Sadexaad...
View Article(Sawirro):- Musharax Maxamuud Yaasiin Tumey ahna Gudoomiye KMG ah ee...
(Sawirro):- Musharax Maxamuud Yaasiin Tumey ahna Gudoomiye KMG ah ee Gaalkacyo oo xalay wuxuu qabtay Casho sharaf. Musharaxa Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Gudoomiyaha KMG ah ee degmada Maxamuud Yaasiin...
View ArticleXog cusub : – Ex- Xildhibaan Saalax Badbaado oo waday Gaarigii kowaad ee...
Sawirkaan kore waa Ex-Xildhibaan Saalax Nuux Ismaaciil oo maanta naftiisa ku haligay Oo isku Qaxiyey isagoo wada gaari waxyaabaha Qarxaa ka buuxaan,wuxuu u adeegayay oo ka tirsanaa Al-shabaab....
View ArticleDigniin khatar ah : – Shalay Ex-Xildhibaan baa is qarxiyey, maantana...
Ex-Alshabaab Maxamed Aden Jimcaale(Koofi) Iyadoo maalintii shalay weerer ismiidamin ah uu garoonka dayruurada ah ee Adan Cade ee magaalada Muqdisho uu ka geystay Nafti nace Salaax Nuux Ismaacii (Salax...
View Article“I’m still the first VP of the republic of South Sudan” Machar tells Al Jazeera
President Salva Kiir swore in Taban Deng Gai as first vice president of South Sudan on Tuesday, replacing Riek Machar, who hasn’t been seen nor hear from since fighting broke out earlier this month...
View ArticleDaawo Sawiro Caleema saarkii Caaqil Siciid Caaqil Maxamed Cusmaan ( Gacmey...
Waxaa maanta soo gabgaboobay shir weyne aad u balaaran oo beelaha Cumar Naxamuud ee Gobolka Nugaal uga socday duleedka degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal ee Puntland. Shirkaas oo qorshihiisa kowaad...
View ArticleOgaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Oslo “Xaflada 1 Ogoosto goorta ay ka...
Waxaa lagu Wargalinayaa Shacabka Soomaaliyeed ee Reer Oslo iyo Nawaaxigeeda in 7 Ogoosto ay dhici doonto Xaflad balaaran oo lagu xusayo Sanad guurada aasaaskii Puntland oo sanad walba ku aadan 1...
View ArticleOgaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Denmark “Xaflada Xuska Aasaaskii...
Asc dhamaan umadda reer puntland meelkasta oo aad Danmark ka joogtan waxaa laydinla socod siinaya in laqaban doono xafladii sanadgurada 18 ee Puntland, Waxaa lagu qaban doona. 1. Taageero curashadii...
View Article