Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi– Marxuum Yusuf Nuur Xasan Bide oo ku geeriyooday Minneapolis

$
0
0

tacsi1-4Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Qoyska Nuur Xasan Bide Geerida ku timid Yusuf Nuur Xasan Bide oo ku gerriyooday Magaalada Minneapolis Cariga Maraykanka.

Waxaan illaahay uga baryeynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.Aasmiin Aaiin

Waxaa tacsi diraya dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu kageeryooday naxariistii janno allaha siiyee marxuum Yusuf Nur hassan: ehelada oo kala ah sidaan::: Reer Mohamed Jamac Hassan (Sandeyl) Reer:: Reer Mohamed Aw Ahmed Hassan (Dhoombe) Reer:: Cabdi Jamac Hassan (Afjabey) Reer:: Yassin Nur Hassan Reer:: Abdirahman Nur Hassan Reer:: Reer:: Abdi Ahmed Hassan (Afwayne) Reer: Mohamed Ahmed Hassan (Hundhuraa) Reer: Mohamed Muse Hassan (Turuuf) Reer: Warsame Hassan (Warsame Cade) dhamaan reer Hassan Bide iyo Reer:: Abdullahi Ahmed Hassan (jinoole) oo kala jooga America Europe Asia Australia iyo Afrika waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan Reer:: Yusuf Nur Hassan samir iyo ii maan allaha kasiiyo dhamaan awlaadii iyo ree rihii uu katagay,

Waxaa nasoo gaarsiiyay tacsidaan
Abdulqadir Sandeyl


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles