Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

BREAKING NEWS–Raysal wasaarihii hore ee Turkiga oo Al-Jezeera Carabi u sheegay in Afgambigu dhicisoobay

$
0
0

Raysal wasaarihii hore ee Turkiga Ahmet Davutoğlu ayaa Al-jezeera af Cabiga wuxuu ka sheegay in Afgabigii Ciidanka Turkigu isku dayeen uu fashilmay.

Raysal wasaaraha hore ayaa warkaan sheegay xili Xabdu ay ka socoto Istanbul iyo Ankara, ayna jiraan warar sheegaya in Madaxweyne Ardogan uu Dalka ka baxay, Ciidankuna ay sheegteen Guul.

Waxaa iyana jira warar sheegaya in Ciidanka gadoodsan ee afgambiga wadaa aysan ahayn Ciidanka oo dhan balse ay jiraan Ciidan Xukuumada difaacaya.

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles