Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake ayaa magacaabay Gudiga Meeqaamka Caasimada Soomaaliya iyo Matalaada Muqdisho.
Warqad wareegto ah oo Raysal wasaaruhu ku magacaabay Gudigaas oo Puntlandi helay ayaa waxaa lagu magacaabay Gudiga oo kala ah sidaan hoose.. magacyada kadib waxaa hoosyaal wareegtada ee akhriso