Raysal wasaaraha Turkiga Binali Yildirim ayaa sheegay in isku daygii afgambiga ay qaar kamid ah Ciidanka Turkigu sameeyeen uu fashilmay hadana xaalada aygacanta ku heyso Xukuumadu.
Sirdoonka Turkiga ayaa iyana sheegey in Xaalada Dalku ay tahay caadi uuna fashilmey isku daygii afgambiga.
Istanbul iyo Ankara wali xaaladoodu waa qasan tahay oo meelo ayaa Xabado laga maqlayaa..ciidan fara badana ayaa wali gadoodsan oo Wadooyinka maraya.
Tv-ga Qaranka oo hawada ka maqnaa hawaduu kusoo laabtay.
Puntlandi.com