Prof abdiqadir nuur salaad takar ( abdiqadir fiisiko)
GUDOOMIYAHA DEGMADA 6 aad ee minneapolis
Abdi warsame geeraare
Sheikh bashiir jamac ( kite)
Sheikh abdirisaq sancaani
Sheikh qardhaawi
Waxay ka tacsiyeynayaan geeridii Naxdinta la heyd Ee marxuum aun
Yuusuf nuur xasan ( bide )
Iyagoo leh inaa lillaahi wa inaa ileehi raajacuun Kuli nafsi daaiqatul mowd ma dhinte waa ilaah
Waxay la qeybsanayaan tiiraanyada iyo xanuunka geerida EHELKII iyo qaraabadii iyo asxaabtiiba IYO dhamaan ummada somaliyed
Waxayna alle ugu baryayaan in alle subxaana watacaalaa ugu deeqo janadiisa fardowsa.
Waxaa kale diraya tacsi taas la mid ah dhamaan JAALIYADA somaliyed ee north America