Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay Wasiirka Madaxtooyada

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Madoobe ayaa maanta wuxuu magacaabay Wasiirka Madaxtooyada Jubbaland. Waxaa loo magacaabay Axmed Cabdiraxmaan Xasan. Hoos ka eeg wareegtada lagu magacaabay Wasiirka.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News–Wararkii u dambeeyey Baydhabo–Gudiyadii Madaxweynuhu magacaabay...

Shirka Madasha Qaran ee Madaxda Soomaalida uga socda Baydhabo ayaa meel wanaagsan maraya, Dhamaan qodobadii laga wada hadlay waxay ilaa hada ku bilowdeen is afgarad. Wararka rasmiga ah ee Puntlandi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Minneapolis oo meel marisay Xuska kowda Luuliya ee Maalinta Xoriyada Soomaaliya

Golaha Deegaanka Magaalada Minneapolis ayaa meel mariyey kharaar uu soo gudbiyey Cabdi Warsame oo Golaha ka tirsan,Kharaar kaan ayaa oranaya in Maalinta 1 Luuliya laga xuso Magaalada isla markaasna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midowga Yurub oo Qoraal kasoo saaray Gooni isutaaga Ingiriiska

Warsaxaafadeed ay Wadajir usoo saareen Masuuliyiinta Ugusareeyey Midowga Yurub ee Xaruntoodu tahay Brusseles ayaa sheegey kn Dowlada Ingiriisku ay hada qaadi doonaan talaabo ay degdeg uga saarayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis “Bandhig Buugaag oo ka dhici doona Garowe bisha Luuliya(July)

Waxaa Dadweynaha Soomaaliyeed la ogaysiinayaa in Magaalada Garowe lagu qaban doono Bandhig buugeed. Bandhig Buugeedku wuxuu socondoonaa 28 July ilaa 30 July 2016. Wixii faahfaahin ah eeg hoos.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Island oo banaanka dhigtey Ingiriiska iyo Talyaaniga oo cashar u dhigay...

Koobka Horyaalka Qaramada Yurub oo meel bartame ah hada maraya ayaa waxaa dardar lasoo baxay kooxaha Island iyo Belgium. Belgium waxay horey usoo garaaceen Dalka Hungary waxayna hadda ku aadan yihiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video cajiib ah , Zlatan Ibrahimović oo Xulka ka fariistey...

Ciyaaryahanka Reer Swedenee asal ahaan kasoo jeeda Bosnia harsagavina Zlatan Ibrahimovic wuxuu shalay shaaciyey inuu ka fariistey xulka kubada Cagta Sweden. Zlatan wuxuu yiri “Waxaa la gaaray xiligaan...

View Article

Breaking News–Qarax iyo Rasaasayn ka socota Garoonka Diyaaradaha Istanbul

Ilaa hada laba qarax ayaa wuxuu ka dhacay Garoonka Dayuuradaha Istanbul waxaana la maqlayaa dhawaaqa rasaas. Atatürk International Airport waxaa lagusoo waramayaa inmla weeraray ilaa hadana la arksyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

At least 10 killed as two explosions hit Istanbul’s Atatürk Airport: Justice...

ar least 10 people were killed and around 20 were wounded in two separate explosions hit Istanbul’s Atatürk Airport on June 28, Justice Minister Bekir Bozdağ has stated. Bozdağ said that the attacker...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin-Garoonka Diyaaradaha Istanbul oo la weeraray, 10 dhimasho ah iyo...

Caawa fiidkii ayaa koox hubeysan ay weerareen Garoonka Diyaaradaha Istanbul Dalka Turkiga. Nin ku hubeysan qori Aakee47 ayaa rasaas ooda ka qaadey kadibna is qarxiyey. Wasiirka Cadaalada Turkiga Bekir...

View Article

41 Qof ayaa ku geeriyooday Weerarkii Istanbul, Soomaali kuma jiraan

Weerarkii xalay lagu qaadey Garoonka Diyaaradaha Istanbul ayaa dhimashadu gaartey 41 Qof halka dhaawucu isna yahay 239. Sacuudiyiin 5 Qof, Ciraaq 2 Qof iyo Halhal qof oo ka kala yimid Shiinaha, Ukrain,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Warsysi lala yeeshey Wasiirkii hore ee Maaliyada DF Mohamud Xasan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Raysal wasaaraha Canada iyo Xildhibaanka Soomaaliyeed ee Baarlamaanka...

Raysal wasaaraha Canada Justin Pierre James Trudeau iyo PM Axmed Xuseen oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Kanada ayaa si wada jir ah ulla hadley Shacabka Soomaaliyeed ee Reer Canada iyagoo ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi :- Wariye Maxamed Sheekh Cumar Azhari oo maanta ku geeriyooday...

Inaa Lilaali wa inaa Ilaahu Raajucuun Waxaa maanta oo Sabti ah 02.07.2016 ku geeriyooday magaalada Jabuuti dalka Jamhuuriyada Jabuuti Allaah ha u naxariistee Marxuum Maxamed Sheekh Cumar...

View Article

BREAKING NEWS..Illaa hada ma jirto meel bisha laga arkey oo beri oo talaado...

Wadamada Carabta oo hada laga afuray waxaa la xaqiijiyey inaan la arag bishii tasoo macneheedu yahay in beri oo Talaado ah ay soon tahay maadaama aan bishii la sheegin. Mid ka mid ah Howlwadeenada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Madaxweyne Axmed Madoobe oo shacabka la hadley

Hoos ka daawo

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawiro+Video.. Kumanaan shacab ah oo wadooyinka istanbul isugusoo baxay kuna...

Kadib markii Madaxweynaha Dalka Turkiga uu shacabka kala hadlay warbaahinta xili Ciidanku aw´afgambiyayaan xukumaadiisa uuna shacabka ugu baaqay inay wadooyinka isugu soo baxaan ayana ka hortagaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynihii hore ee Turkiga Cabdullah Gül “Afrika ma joogno Shacabka iyo...

Madaxweynihii hore ee Turkiga Cabdullah Gül ayaa muujiyey sida uu ugusoo hor jeedo falka ay wadaan Ciidanka Turkiga ee Afgambiyey xukuumadii Dalka, wuxuuna yiri Cabdullah Gül “Ma joogno Afrika, waxaa...

View Article

Daawo xaalada Ankara iyo caawa. helikoptar si toosa dadka u tooganaysa

HUGE: Crazy #footage shows helicopters firing a target on the ground in #Ankara. #TurkeyCoup pic.twitter.com/VCIZ2U8xiX — Moëz BHAR (@moezbhar) 15. juli 2016 UNBELIEVABLE CRAZY FOOTAGE #Video #Turkey...

View Article

Wadaadka ugu sareeya Turkiga oo ku baaqay dagaal ka dhan ah ciidanka iyo...

Wadaadka ugu sareeya Culumada Turkiga ayaa sheegey in isusoobaxa loogasoo horjeedo ciidanka uu yahay mid Diini ah oo lagu difaacayo diinta iyo rabitaanka shacabka, shiikhu wuxuu hoosta ka xariiqay in...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live