Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi–MARXUUM AHMEDXAKIIM MAHAMED AW YUSUF OO KU GEERIYOODAY SACUUDIGA

$
0
0

TACSI

Inaa lilaahi wa inaa illaahey raajucuun waxaan halkaan tacsi looga direyaa Reer Mahamed Ow Yusuf geeridii naxdinta laheyd ee ku timid AHMEDXAKIIM MAHAMED OW YUSUF oo ku geeriyoodey Dalka Sacuudiga. In illaahey qabriga u waasiciyo kutubkiisane midigta ka siiyo janatul fardowsane kawaraabiyo Aamiin

Waxaa tacsida diraayo

C/naasir C/laahi Ow Yusuf
Mahamuud Mahamed Ow Yusuf
Xalwo Ow Yusuf farax
Maryan C/laahi Ow Yusuf
Safiyo C/laahi Ow Yusuf
Jawaahir C/laahi Ow Yusuf
Maryan Mahamed Ismaaciil
C/rashiid abuukar
Cabdi Muuse Shiil
Fariido
C/qaadir Xaaji Xuseen iyo dhamaan ilmo C/qaadir Xaaji
Cumar Xaaji Xuseen iyo dhamaan caruurtiisa ilmo Kowtame
Dhamaan ilmo Aaden Shugri
Dhamaan ilmo Baafaan
Dhamaan ilmo Calinuur
Dhamaan dadkaasi waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ilmo AHMEDXAKIIM iyo Hooyadood Sahro Salaad geeridii naxdinta laheyd ee kutimid illaahey waxaan u weydiineynaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo janadiina kawaraabiyo Aamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles