Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Puntland ee Denmark “Xaflada Xuska Aasaaskii Puntland oo dhacaysa 2 ogoosto”

$
0
0

Jaaliyada Puntland ee DenmarkAsc dhamaan umadda reer puntland meelkasta oo aad Danmark ka joogtan waxaa laydinla socod siinaya in laqaban doono xafladii sanadgurada 18 ee Puntland,
Waxaa lagu qaban doona.
1. Taageero curashadii daludug.
2. Taageero xulka kubada cagta puntland.
3. Labo qobod oo loocodayn doono oo quseeya jaaliyadda.

Wakhtigu was
2 ogoosto 2016
Kl. 17;00

Goobtu waa

forening huset,
Gudrunsvej 10A
8220 Brabrand

Saacada 17.00


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles