Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Turki– Daawo Sawirka maanta, Shacabkii oo kaarayaasha isu dhigay

$
0
0

Kadib markii Madaxweyne Erogan uu shacabiisa la hadlay uuna sheegay in Ciidanku ay faramarooqsanayaan awoodii Dalka looga baahan yahay shacabka in ay wadooyinka isugusoo baxaan ayna jawaab siiyaan ciidanka at ku difaacayaan Dimoqoraadiyada ayaa kumayaal shacaba ay isugusoo baxeen wadooyinka.

Sawirkaan waa mid kamid ah shacabka Turkiga oo isku dayay inuu naftiisu u huro Difaaca Dalkiisa iyo siduu uga hortagi lahaa isku dayga Ciidanka.

Kaaruhu wuu istaagay kadib markii ninkaan uu hor jiifsadey. Waxba ma gaarin ninkaan
20160716_021524Turi piTuri pi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles