Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wararkii ugu dambeeyey Xaalada Turkiga

Image may be NSFW.
Clik here to view.
BREAKING TURKI

Kadib Afgambigii dhicisoobey ee Xalay ilaa saaka waabarigii ka socdey Dalka Turkiga wuxuu khasaaruhu kor u dhaafay 160 Qof oo isigu jira shacab iyo Ciidan.

Dhimashadu waa 161, Waxaa dhawacmay 1440, ugu yaraan 2839 ayaa xabsiga loo taxaabay.

Xaalada guud ee Dalka aad ayay u degan tahay, Xuduudaha Dalka oo Xalay saqdii dhexe la xiray dub ayaa hada loo furay.

Madaxweyne Erdogan oo shacabka la hadlay wuxuu balan qaadey in sharcigu uu shaqayn doono lana soo taagi doono cidii ku lug lahayd falkaan dhiigu ku daatay.

Wadamo badan oo Soomaaloya kamid tahay ayaa cambaareeyey falka, Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu ku muujiyay warsaxaafadeed dareenkiisa iyo kan shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna isku dayga afgabiga ku tilmaamay mid laga xumaado, wuxuu sidoo kale ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay falkaas.

Madaxweyne Gaas ayaa isna dhambaal hambalyo ah u direy Madaxweynaha Turkiga iyo shacabkiisa, wuxuuna cambaafeeyey falka.

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles