Gudoomiyaha Midowga Afrika oo ku soo wajahan Muqdisho iyo wadooyinkoo xiran...
Gudoomiyaha Midowga Afrika Mousa Faki Mahamed ayaa Muqdisho kusoo wajahan MAanta Sida aan Warar dublamaasiyadeed ku helnay. Moussa Mohamed oo horey u ahaan jiray Wasiirka Arimaha Dibada Chad,...
View ArticleTacsi Marxuum Warsame Sooyaan oo Calatrava ku geeriyooday Garowe
Hooyo Diib Axmed SHiikh –Doon, Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan. Cabd-Ghani Max’ed Sooyaan Cabd-Razaaq Max’ed Sooyaan. Cabdi-Rashiir Max’ed Sooyaan. Yaasimiin Max’ed Sooyaan. Cabdullaahi Maxed Sooyaan....
View ArticleBreaking— Ingiriiska oo Soomaaliland ugu hanjabay inaysan ka qayb galineyn...
Dublamaasi Ingiriiska ayaa wuxuu sheegay in Xukuumadiisu ay go’aamisay in Soomaaliland laga reebo Shirka Dhaqaalaha loogu ururinayo Soomaaliya kasoo lagu wado inuu London ka dhaco Bushs May ee...
View ArticleCiidamada Kenya oo Howlgal ku diley Sodomeeye Al-Shabaab ka tirsan
Howlgal ay Badhaadhe ka fuliyeen Ciidanka Kenya ayaa lagu diley 31 ka tirsan Al-Shsbasb sida uu sheegey Afhayeen u hadley Ciidanka Difaacs Kenya , Saldhig ay Al-shsbaab ku lahaayeen meel u dhow...
View ArticleBreaking– Baabuur Xamuul oo dhexgalay mel Dad marayeen bartamaha Stockholm
Ilaa hada laba qof ayaa ku dhintey sagaalna waa dhawac kadib markii gaari wayn uu dhexgalay wado dadku ku lugeeyaan bartamaha Caasimada Sweden er Stockholm. Warsrku waxay sheegsyaan In la qabtay...
View ArticleJaaliyada Puntlandi ee Denmark oo Aduun gaaraya 12.600 USD u diray Dadka...
Jaaliyada Puntland ee Denmark ee fadhigeedu yahay Magaalada Aarhus ayaa markii labaad sanadkaan waxay taakulayn u direen walaalahooda ay abaartu saameysay. Jaaliyada ayaa markii labaad jeebka gacanta...
View ArticleTacsi Marxuum CAbdi nuur diiriye Mohamed (Buulale) oo Gaalkacyo ku geeriyooday
Jaaliyada Puntland ee Danmark waxay ka tacsiyaynayaan Geeridii ku timid Adeer Cabdinuur diiriye Mohamed (Buulale) oo 10.4.2017 ku geeriyooday Magaalada Gaalkacyo. Jaaliyadu iyagoo ka tiiraan yaysan...
View ArticleOlolaha Muqdisho ee looga soo horjeedo Mashaariicda Berbera iyo Bosaaso...
Isbitaalkii ugu weynaa Soomaaliya waxaa lagu wareejiyey Turkiga (Digfeer), Dekada Muqdisho Waxaa lagu wareejiyey Shirkad Turki ah,Garoonka Diyaaradaha Sidoo kale. Duleedka Muqdisho waxaa Turkiga laga...
View ArticleJaaliyada Puntland ee Jarmalka oo Daawo u dirtay Wasaarada Caafimaadka Puntland
Kaalmo qayb ka ah Gurmadka Abaaraha ayaa Jaaliyada Puntland ee Jarmalku waxay u direen Puntland. Jaaliyada ayaa si deg deg ah waxay WasaaradaCaafimaadka ugu direen Cawimadaan ah ahayd 4 Tan oo daawo...
View ArticleMaraykanka oo Koonfurta Soomaaliya kabilaabaya howlgal cirka ah
Wararka aan ka helayno Dublamaasiyiin Maraykan ah waxay moo sheegeen in Dowlada Maraykanku ay dhowaan bilaabayso howlgal ka dhan ah Argagixisada Soomaaliya oo noocyo badan. Dublamasiyiintu waxay...
View ArticleMadaxweyne Gaas oo London ku soo wajahan
Madaxweynaha Dowlada Puntland DR.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa kusoo wajahan Caasimada Ingiriiska ee London. Madaxweynaha ayaa London uga qaybgalaya Shirka Soomaaliya loogu...
View ArticleAbout the London Somalia Conference on 11.05.2017
On 11 May 2017, the UK will host a major international conference in London, to accelerate progress on security sector reform and agree the new international partnership needed to keep Somalia on...
View ArticleDowlada Ingiriiska oo dhismaha Ciidan Soomaaliyeed ugu yaboohi doonta £21...
Shirka Soomaaliya ee 11 Bishaan Maajo ka furmi doona London ayaa ajandihiisa ugu weyn wuxuu yahay dhismaha Ciidanka Soomaaliya. Dowlada Ingiriiska ayaa Soomaaliya ku taageeraysa Qorshaan lagu dhisayo...
View ArticleMaleeshiyada Galmudug oo jabiyay Xabbad joojinti Gaalkacyo
Malleshiyaadka Xaafada Baraxley ayaa si ulakac ah u jabiyey Xabad joojintii Puntland iyo Maamulka Galmudug ee Cadaado ay kala saxiixdeen dabayaaqadii Sanadkii hore. Maanta ayaa Meelishiyaadka Xaafada...
View ArticleTacsi Marxuum Shirwac Cabdirashiid Maxamed oo ku geeriyooday Lund Sweden
Anigoo ku hadlaya magaca reer Warsame Yaasiin Cismaan iyo xaaskeyga, caruurteyda, waxaan tacsi u direynaa walaalkey Cabdirashiid Maxamed Aadan iyo walaashey Luul Cali Xasan oo wiilkoodii marxuum...
View ArticleSaxaafadeena: xil baa ka saaran dadka iyo dalka. W/Q Axmed-yaasiin Max’ed...
Had iyo goor waxaan arkaa oo shabakadaheena (Soomaaliga) aan ka aqriyaa warar sheegaya in lagu xad-gudbay weriyeyaal hawshooda gudanaya runtii waa arrin aad looga xummaado haddii sida wararka...
View ArticleBreaking : – Hanti dhowraka Guud ee DFS Nuur Farax oo shaqada laga eryey...
Warar rasmi ah oo Puntlandi Heleen ayaa sheegay in Raysal Wasaare Xasan kheyre uu shaqada ka eryey Hanti dhowrka Dowlada Federaalka Soomaaliya Nuur Farax kadib Dilkii ay Illaalada Hanti dhowrka ay ku...
View ArticleMuxuu Raysal wasaare Kheyre Xilka uga xayuubeyey Hanti dhowrihii Guud
Kadib markii uu Raysal Wasaare Kheyre uu Xilka ka xayuubiyey Hanti dhowrka Guud Nuur Xasan ayaa waxaa soo baxaya sababaha looga qaadato Xilka Sababaha Xi xilka looga qaaday Hanti Dhowrka Guud Nuur...
View ArticleHanti Dhowrkii Shaqada laga eryey ..”Shaqada la igama eryi karo”
Sida Puntlandi warka ku helay Hantidhorka DF Nuur Faarax, wuxuu ka hor yimid oo Diiday in Shaqada laga eryey. Sida ay Puntlandi xalay oo Khamiis ahayd ay Qoreen Raysal wasaare Kheyre ayaa wuxuu...
View ArticleBreaking News : – Muran ka dhashay Shaqada laga eryey Hanti dhowrka oo...
Warar hoose oo Puntlandi heleen ayaa Sheegaya in Shirkii Golaha Wasiirada ee shalay banaanka looga saaray Wasiirka Arimaha Dibada Yusuf Garaad kadib markuu Su’sal ka keenay Xil ka qaadistii lagu...
View Article