Gudoomiyaha Midowga Afrika Mousa Faki Mahamed ayaa Muqdisho kusoo wajahan MAanta Sida aan Warar dublamaasiyadeed ku helnay.
Moussa Mohamed oo horey u ahaan jiray Wasiirka Arimaha Dibada Chad, sanadkaan horaantiisii ayuu ku guulaystay inuu noqdo Commission chief-ka Midowga Afrika isagoo jagadaan uga guulrystay Marwo Aamina Maxamed oo ah Wasiirka Arimaha Dibada Kenya.
Imaatinkiisa uu MAanta imaanayo Soomaaliya Lama faahfaahin wali.
Pi
Muqdisho