Ilaa hada laba qof ayaa ku dhintey sagaalna waa dhawac kadib markii gaari wayn uu dhexgalay wado dadku ku lugeeyaan bartamaha Caasimada Sweden er Stockholm.
Warsrku waxay sheegsyaan In la qabtay qofkii gaariga waday inkstoo Aysan wali ka hadlin bileysku Ninka la qabtey wuxuu yahay.
Weerarka ayaa wuxuu Dhacay shantii galabnimo saacada Muqdisho,op ay markaas u ahayd Stockholm abaarihii Afartii galabnimo oo ah xili shaqooyinka lagasoo baxay.
Train Stationka wayn er bartamaha Stockholm si ku meel gaar ah ayaa Durba Loo xiray.
Lama oga in Ay Somali ku jiraan dadka wax gaareen.
Wixii faahfaahin ah haka dheeraan Puntlandi