Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking— Ingiriiska oo Soomaaliland ugu hanjabay inaysan ka qayb galineyn Shirka London

$
0
0

Dublamaasi Ingiriiska ayaa wuxuu sheegay in Xukuumadiisu ay go’aamisay in Soomaaliland laga reebo Shirka Dhaqaalaha loogu ururinayo Soomaaliya kasoo lagu wado inuu London ka dhaco Bushs May ee sanadkaan.

Ingiriisku waxay ka caroodeen In Xukuumada Hargeysa ay dib u dhigtey Doorashadii madaxtinimada, tasoo ay Dowlada Ingiriisku Dhaqaale badan ku bixisay.

Dublamaadiga Ingiriiska ee ka Tirana Safaarada Ingiriisku ku leeyahay Muqdisho wuxuu yiri “Shirka London ee lagu casumay Madaxda Soomaalida waxaa macquul ah in Soomaaliland lagala noqdo Casumaada, Sababtoo ah waxaa la musuqmaasuqay Doorashadii Madaxtinimada ee ka dhici lahayd Soomaaliland”.

Puntlandi
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles