Kaalmo qayb ka ah Gurmadka Abaaraha ayaa Jaaliyada Puntland ee Jarmalku waxay u direen Puntland.
Jaaliyada ayaa si deg deg ah waxay WasaaradaCaafimaadka ugu direen Cawimadaan ah ahayd 4 Tan oo daawo ah.
Gudoomiyaha Dalada ay ku Mideysan yihiin Qurba joogta Puntland ee Yurub (Spedu) MaxamedCali ayaa wuxuu sheegey in Dawadu ayqayb ka tahay gurmadka ay Jaaliyada Puntland ee Yurub ay uga qayb qaadanayaan gurmadka Abaaraha.
Puntlandi
Yurub