Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Jaaliyada Puntlandi ee Denmark oo Aduun gaaraya 12.600 USD u diray Dadka abaaruhu saameeyeen Puntland

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyada Puntland ee Denmark ee fadhigeedu yahay Magaalada Aarhus ayaa markii labaad sanadkaan waxay taakulayn u direen walaalahooda ay abaartu saameysay.
Jaaliyada ayaa markii labaad jeebka gacanta gashay waxayna direen Aduungaaraya 12.614 USD.

Lacagta 10,000(Toban kun oo dollar) waxaa lagu hagajiyey culumada (Gorawe Sheikh Maxamud Xaaji Yusuf.

Halka ay Jaaliyadu ay si gaara ugu qoondeeyeen oo toos ugu direen 2614 USD tuulada Dhuxun oo ka tirsan Gobolka Sool.

Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Denmark Saciid Daahir Dhimbil oo la hadlay Puntlandi ayaa sheegay in ay Waajib tahay in Qof walboo reer Puntland Qurba Joog ah ay waajib ku tahay inay ka qaybqaataan Adeegyada Bulshada ku nool Puntland.

Jaaliyada Puntland ee Denmark waxay xubin ka yihoin Dalada Qurba joogta Puntland ee Qaarada Yurub ee loosoo gaabsho Spedu.

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles