Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Breaking : – Hanti dhowraka Guud ee DFS Nuur Farax oo shaqada laga eryey kadib dilkii Wasiir Siraaji

$
0
0

Warar rasmi ah oo Puntlandi Heleen ayaa sheegay in Raysal Wasaare Xasan kheyre uu shaqada ka eryey Hanti dhowrka Dowlada Federaalka Soomaaliya Nuur Farax kadib Dilkii ay Illaalada Hanti dhowrka ay ku dileen Alla ha u naxariistee Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Siraaji.

Raysal wasaaraha ayaa si deg deg ah wuxuu shaqada uga eryey Hanti dhowrka Guud si ay u sahlanaato in baaritaan lagu sameeyo Dilka Marxuumka oo ay geysteen ilaalada Hanti dhowrka.

Puntlandi
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles