Madaxweynaha Dowlada Puntland DR.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa kusoo wajahan Caasimada Ingiriiska ee London.
Madaxweynaha ayaa London uga qaybgalaya Shirka Soomaaliya loogu qabanayo London ee looga hadlayo Amaanka iyo Gargaatka loo fidiyo Soomaaliya.
Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa London kusoo wajahan todobaadka dambe.
Puntlandi.com
Garowe