Anigoo ku hadlaya magaca reer Warsame Yaasiin Cismaan iyo xaaskeyga, caruurteyda, waxaan tacsi u direynaa walaalkey Cabdirashiid Maxamed Aadan iyo walaashey Luul Cali Xasan oo wiilkoodii marxuum Shirwac Cabdirashiid Maxamed ku geeriyooday magaalada Lunde ee dalka Sweden.
” Geeridu waa xaq, eeboo u naxariiso oo janno fardowsa ka waraabi, annagoo dhan iyo ehelada uu samir iyo iimaan naga siiyo.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Mahadsanidiin
Waxaa idin soo gaarsiiyey Farah Yassin Osman