Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Maleeshiyada Galmudug oo jabiyay Xabbad joojinti Gaalkacyo

$
0
0

Malleshiyaadka Xaafada Baraxley ayaa si ulakac ah u jabiyey Xabad joojintii Puntland iyo Maamulka Galmudug ee Cadaado ay kala saxiixdeen dabayaaqadii Sanadkii hore.

Maanta ayaa Meelishiyaadka Xaafada Baraxley waxay hub kusoo rideen Magaalada Gaalkacyo, hubkaasoo Dad rayid ahi ku dhaawacmeen.

Dowlada Puntland kama aysan hadlin weerarka, waana isku daynay inaan la xiriirno laakiin Way ka gaabsadeen.

Puntlandi.com
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles