Hooyo Diib Axmed SHiikh –Doon,
Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan.
Cabd-Ghani Max’ed Sooyaan
Cabd-Razaaq Max’ed Sooyaan.
Cabdi-Rashiir Max’ed Sooyaan.
Yaasimiin Max’ed Sooyaan.
Cabdullaahi Maxed Sooyaan.
Ilhaam Max’ed Sooyaan.
Cabdulghafaar Max’ed Yuusuf (Mashkooke).
Max’ed Max’ud Sooyaan.
Iyo dhammaan ilmo Nuur Sooyaan, ilmo Xasan Sooyaan.iyo ilmo Jaamac Sooyaan, oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibaddiisa waxay halkaan tacsi uga dirayaan dhammaan ilmo Wasame Sooyaan Jaamac, oo Alle ha u naxariistee uu aabbahood Warsame Sooyaan uu xalay ku geeriyooday magaallada Garowe, waxayna marxuumka Alle uga baryayaan denbi dhaaf iyo inuu naxariistiisii Janno siiyo, dhammaan qoysaka iyo caruurta uu ka tegayna sabur iyo iimaan sugan siiyo “Aammiin”