Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Maraykanka oo Koonfurta Soomaaliya kabilaabaya howlgal cirka ah

$
0
0

Wararka aan ka helayno Dublamaasiyiin Maraykan ah waxay moo sheegeen in Dowlada Maraykanku ay dhowaan bilaabayso howlgal ka dhan ah Argagixisada Soomaaliya oo noocyo badan.

Dublamasiyiintu waxay sheegeen in Howlgalku uu ka bilaabanayo Koonfurta Soomaaliya.

Howlgalkaan oo u badnaan doona Weeraro cagay cirka lagalasoo beegsan doono goobaha Al-shabaab ku sugan yihiin ayaa waxaa feer socio doona howlgalo kale oo dhanka dhulka ah lamanaf cayimin xiliga rasmiga ah ee howlgalku bilaabanayo.

Wararku waxay kaloo sheegayaan in Howlgalku uusan ku ekeyn oo qura Al-shabaabka hubeysan ee iyana la beegsan doono cidwalba oo khatar ku ah Amaanka Geeska Afrika, Fasiraad Laguna bikini cida loola jeedo hadalkaan.

Sida Puntlandi xogta ku Hayo waxaa la War galiyey dhamaan Hay’adaha ka howlgala Koonfurta Soomaaliya si aan iyagaloogu qaldamin waxaa la faray in ay xiriir lasoo sameeyaan Taliska Amisom.

Howlgalkaan waxaa Maraykanka ku taageeraya Ciidamada Uganda,Itooboya iyo Kenya.

Puntlandi
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles