Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Hanti Dhowrkii Shaqada laga eryey ..”Shaqada la igama eryi karo”

$
0
0


Sida Puntlandi warka ku helay Hantidhorka DF Nuur Faarax, wuxuu ka hor yimid oo Diiday in Shaqada laga eryey.

Sida ay Puntlandi xalay oo Khamiis ahayd ay Qoreen Raysal wasaare Kheyre ayaa wuxuu Shaqada ka Eryey Hanti Dhowrka DF Nuur Faarax oo Ilaaladiisu ay ka dambeeyeen dilkii Alla ha u naxariistee Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Siraaji.

Sababta shaqada looga eryey Hanti dhowrka ayaa lagu sheegey iney la xiriirto Baaritaanka lagu sameynayo Sababta loo toogtay gaariga Marxuumka.

Hadaba Sida Puntlandi Wararka ku hayo Hanti dhowrka Ay Xukuumada Shaqada ka qaaday wuxuu diiday Xilka qaadista.

Hanti dhowrka wuxuu sheegey in ay Xilka ka qaadi karaan oo qura Baarlamaanka Federaalka oo aysan kitin cid kale oo Xilka ka eryi karta.

Dhinaca kale Golgata wasiirda ayaa shirkoodii Khamiislaha ahaa ee Shakay waxay Raysal wasaaraha ku taageerin Xilka qaadista uu ku sameeyey Nuur,

Puntlandi
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles