Video: Three Somali youth in Minneapolis ’ve got dreams of Olympic gold in...
KMSP-TV MINNEAPOLIS (KMSP) - Three young Minneapolis kids are racing through the record books in Minneapolis. They’ve got dreams of Olympic gold in track and field, and once you see how fast they are,...
View ArticleBaaq soo dhowayn iyo mahadnaq ay soo saareen qurbajoogga beesha Daa’uud...
Bismillaahi Arramanirraxeem. ummada reer Somaliland iyo reer Puntland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo...
View ArticleBREAKING NEWS–Puntland iyo Jubbaland oo kansalay ka qaybgalka shirkii...
Kulankii Madasha Wada tashiga ee Muqdisho ka dhici lahayd 29 luuliya ayaa u muuqda mid aan qabsoomeyn, Kulankasoo ay ku balan sanaayeen Madaxweynayaasha Xasan Sheikh, Cabdiwali Gaas, Axmed Madoobe iyo...
View ArticleMasuuliyiinta Muqdisho Hadayba Shacabkooda u nixiwaayeen ma Soomaalay wax u...
Hordhac Xaqiiqda waxay u dhaqmaan qaab Calooshood u shaqaysnimo iyo sida Maafiyada, Waxay Shacabkooda u adeegsadaan oo ka dhigtaan wado ay Shilin ku helaan, halkay u nixi lahaayeen oo ay uga tagi...
View ArticleUrurka SAHAL oo soo saarey Warsaxaafadeed uu uga hadlayo xaalada Soomaaliya...
Assalamu Alaikum Waraxmatullahi Wabarakatuhu: U: Maamulka Dowladda Punt land KU: Maamulka Dowladda Jubba land State of Somalia KU: Xafiiska Qaramada Midoobay ee Somalia (UNPOS) KU: Ugur Goboleedka...
View ArticleMadaxweyne Gaas iyo Madaxweyn Axmed Madoobe oo wali kulamo gaara u socdaan...
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland Cabdiwali M Gaas iyo Axmed M Islaam oo kulamo gaara uga socdaan Garowe ayaa dhinaca kale waxay dalbadeen inuu Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid uu soo gaaro...
View ArticleFaahfaahin Kooban.. Ra’iisul wasaaraha oo ku sugan Garowe iyo Kulan saddex...
Galabta sidii la sugayay Waxaa Garowe soo gaaray Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake, Raysal wasaaraha Waxaa la socda oo...
View ArticleWar Deg Deg ah:-Puntlandi oo helay xog ku saabsan kulankii Cadaado uu Galabta...
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirshiid ayaa safarkiisii maanta uu Garowe kusoo aaday ka hor wuxuu kusoo hakadey Magaalada Cadaado ka dib markii Wasiirkii hore ee Amniga Cabdikariin Xuseen oo shirkii...
View ArticleOpen Letter from a Concerned Norwegian women to Somali Government Globetrotters
By Ingeborg Vardøen While Somalia’s president, Hassan Sheikh Mohamud, and his men travel extensively to foreign countries, spending time and money for which they might have found better use, thousands...
View ArticleFaahfaahin dheeri ah:-Shirka Sadddex geesoodka ee Garowe iyo Guddoonka...
Wararka ay hawlwadeenada Warsidaha Puntlandi ka helayaan illo aad ugu dhow kulanka Garowe uga socda Ra’iisul Wasaare Sharmaarke,Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” iyo...
View ArticleWar Deg Deg ah—Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirshiid oo Puntland iyo Jubbaland...
Warar rasmi ah oo Warsidaha Puntlandi ka helay Ilo lagu kalsoon yahay oo ka agdhow Wadahadalka ka socda Garowe,ayaa sheegaya in Ra’isul wasaare Cumar Cabdirshiid uu ka codsadey Madaxda Puntland iyo...
View ArticleTacsi..Marxuumad Saciido Cabdi Muuse oo ku geeriyootey London 14.07.2015
Jaaliyada Puntland ee UK waxay iyagoo ka tiiraan yasan ka tacsiyeynayaan Geeridii ku timid Marxuumad Saciido Cabdi Muuse oo caawa oo Talaado ah ayna Arbaco soo galayso 14 Luuliya 2015 ku geeriyootey...
View ArticleWadahadaladii Garowe ee maanta natiijo la’aan ku dhamaadey,caawo oo aan dib...
Wadahadalada Garowe uga socda Ra’iisul wasaaraha Dowlada Federaalka, Jubbaland iyo Puntland ayaa markii labaad kusoo idlaadey Natiijo la’aan, waxaana galabta lagu kala tagay kulan caawo loo balan...
View ArticleTacsi– Nabadoon Abdullahi Hassan Welli oo ku geeriyooday saaka 15-07-15...
Waxaa tacsi loo dirayaa guud ahaan Ehelkii, Qaraabadii iyo guud ahaan intii taqaaney geerkidii ku timid Marxuum Nabadoon Abdullahi Hassan Welli oo ku geeriyooday saaka 15-07-15 Degmada Burtinle....
View ArticleXog hoose– RW Cumar iyo Madaxweyne Xasan oo Xalay khadka teleefoonka uga wada...
Warar rasmi ah oo Puntlandi heleen ayaa xaqiijinaya in Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid iyo Madaxweyne Xasan Sheikh ay xalay in mudo ah ku sheekaysanayeen khadka teleefoonka iyagoo ka wada xaajoodey...
View ArticleMaanta maxaa ka cusub Garowe iyo Wadahadaladii shalay lagu kala tagey
Wadahadaladii Garowe uga socdey Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid , Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Madaxweyne Gaas oo Xalay lagu kala tagay kadib markii la isku afgaran waayay Qodobadii miiska saaraa....
View ArticleNickolas Kay oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Ciida
Ergayga Gaarka ah ee Qaramada u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nickolas Kay ayaa hambalyada Ciida u diray guud ahaan Shacab weynaha Soomaaliyeed gudi iyo dibada. “Waxaan Ciid Mubaarak u dirayaa dhammaan...
View ArticleBREAKING NEWS– Madaxweyne Gaas oo Nairobi kula kulmi doona Madaxweyne Barack...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Nairobi wuxuu kula kulmi doonaa Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, Waxaa sidaas warka ku helay Puntlandi, Madaxweyne Obama ayaa...
View ArticleRa’iisul wasaare Cumar oo Gaalkacyo lagu soo dhaweeyey,booqdayna Guriga...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigii uu hogaaminayay,ayaa caawa makhribkii waxay soo gaareen Magaalada Gaalkacyo,halkaasoo si diiran loogu soo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha oo Safar dhinaca...
View Article