Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi..Marxuumad Saciido Cabdi Muuse oo ku geeriyootey London 14.07.2015

$
0
0

tacsiiJaaliyada Puntland ee UK waxay iyagoo ka tiiraan yasan ka tacsiyeynayaan Geeridii ku timid Marxuumad Saciido Cabdi Muuse oo caawa oo Talaado ah ayna Arbaco soo galayso 14 Luuliya 2015 ku geeriyootey Magaalada London ee Dalka Ingiriiska.

Waxaan Marxuumada illaahay uga baryeynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf, iyo in illaahay samir iyo iimaan ka siiyo Ehelkeeda, Qaraabadeeda iyo guud ahaan intii taqaaney.

Aaamiin Aaamiin AaamiiiiN

Waxaa kaloo tacsida Diraya Qoyska Reer Xasan Maxamuud Xuseen (Reer Xasan Dooy) waxayna si gaara ugu tacsiyeynayaan Qoyska Reer Xasan Muuse.

Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo Marxuumada.

Aaamiin Aamiin Aaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles