Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Nickolas Kay oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Ciida

$
0
0

Nicholas_Kay_SomaliaErgayga Gaarka ah ee Qaramada u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nickolas Kay ayaa hambalyada Ciida u diray guud ahaan Shacab weynaha Soomaaliyeed gudi iyo dibada.

“Waxaan Ciid Mubaarak u dirayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda
iyagoo u dabbaaldegaya Ciidda Soonfur ama Ciidul Fitriga. Iyadoo bisha
barakeysan ee Ramadaan ay dhammaatay, waxaan xusuusanaynaa dadka danyarta
ah ee aan haysan inta aan annagu haysano. Waxaan rajeynayaa in nabad iyo
amni ay wada gaari doonaan Soomaaliya oo idil xilligan tamaashaadka ah.
Ciid Wanaagsan!” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah Nicholas Kay.

Puntlandi
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles