Kulankii Madasha Wada tashiga ee Muqdisho ka dhici lahayd 29 luuliya ayaa u muuqda mid aan qabsoomeyn, Kulankasoo ay ku balan sanaayeen Madaxweynayaasha Xasan Sheikh, Cabdiwali Gaas, Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan.
Warar hoose oo puntlandi ka heleen Garowe ayaa sheegaya in Jubaland iyo Puntland ay qaateen go’aan cad oo ku aadan Safarkoodii Muqdisho ee 29 luuliya, go’aankaasoo ah iney kansalaan ka qaybgalka kulankaas.
Wixii warara ee ku saabsan kulana Puntland iyo Jubbaland kala soco Puntlandi.
www.puntlandi.com.