Waxaa tacsi loo dirayaa guud ahaan Ehelkii, Qaraabadii iyo guud ahaan intii taqaaney geerkidii ku timid Marxuum Nabadoon Abdullahi Hassan Welli oo ku geeriyooday saaka 15-07-15 Degmada Burtinle.
Marxuumku wuxuu kamid ahaa odayaasha aadka looga tixgaliyo Gobolka Mudug iyo Nawaaxiga Degmada BuurBuurtinl, wuxuuna ka qayb qaadan jirey xalinta khilaafka ka dhex dhasha Bulshada dhexdeeda.
Wuxuu ahaa Nabadoon ay tabi doonaan Bulshada Deegaankaas.
Marxuumka waxaan illaahay uga baryaynaa jano waarta iyo dambi dhaaf.
Amiin Aaaamiiin