Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

BREAKING NEWS– Madaxweyne Gaas oo Nairobi kula kulmi doona Madaxweyne Barack Obama

$
0
0

breaking-nes-150x63 (1)Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Nairobi wuxuu kula kulmi doonaa Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, Waxaa sidaas warka ku helay Puntlandi, Madaxweyne Obama ayaa maalmaha soo socda wuxuu booqan doonaa Dalka Kenya.

Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka ayaa ka dambeysay kulanka labada Madaxweyneweyne.

Madaxweyne Gaas waxaa lagu wadaa inuu Nairobi u duuli maalmaha soo socda.

Puntlandi kala soco kulanka labada Madaxweyne.

Puntlandi.com
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles