Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed — Dowlada Puntland oo beesha caalamka iyo shacabka Puntland ka...

Ka dib kulankii Golaha wasiirada ee Khamiislaha ahaa ayaa Dawladda Puntland ay Beesha Caalamka iyo Shacabka reer Puntaland Ka Codsatay In Gurmad Deg Deg Ah La Soo Gaaran Deegaanada Puntland ee...

View Article


Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas oo todobaadkaan gaari doona Adis ababa

Garowe–21 Ogoosto 2014–Pi– Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa todobaadkaan booqasho rasmi ah ku aadi doona Dalka Itoobiya. Sida Puntlandi Warka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo oo u duulay Adis ababa

(Pi Garoowe) Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd u duulay Dalka Itoobiya oo ay booqasho rasmi ah ku aadeen. Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka kusii sagootiyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Reer Norway “Xaflada xuska 1 Ogoosto”

Ogaysiis ku socda Reer Oslo Norway “Xaflada xuska dhalashada Puntland”Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Puntland ee degan magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda in ay Magaalada ka dhici doonto Xaflada xuska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowlada Jubaland oo si gaara loogu casumay Caleemasaarka Madaxweynaha Turkiga

Madaxweyne Xigeenka Dowlada Jubaland Mudane Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil Farataag iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Turkuga u jooga Casumaad khaasa oo Maamulka Jubaland ka heleen Dowlada Turkiga....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

OGAYSIIS; Wakiilka IOM iyo QUESTS ee Puntland Dr Cabdulqadir Cabdikhadar Nuur...

Waxaa dhammaan jaaliyadda Puntland ee Finland iyo dadka kale ee Soomaaliyeed ee xirfadlayaasha ah oo danaynaya inay ka shaqeeyaan Puntland iyagoo maraya IOM iyo QUESTS loogu bishaaraynayaa inuu dhici...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News–General Maxamed Abshir Hamaan Xaaskiisii oo Dhawac halisa soo...

Sawirkaan waa Jeneraal Maxamed Abshir oo Xasan Sheikh kusoo booqdey Guriga Jeneraalku ka degan yahay Maraykanka Warar hada soo gaarey Puntlandi ayaa sheegaya in Xaaska Jeneraal Maxamed Abshir Hamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Jubbaland ee Norway

Jaaliyada Jubbaland Norway waxa ay xaflad soo dhawayn ah u qabanaysaa Guddoomiyaha Gobolka Jubbalada Hoose ee Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdirashiid Cali Gooni,oo maalmahan booqasho hawleed ku...

View Article


BREAKING NEWS : Dhaawaca Marwada Jeneraal Maxamed Abshir Hamaan oo Dalka...

Marwada Jeneraal Maxamed Abshir Hamaan Marwo Faadumo Maxamed Aaden oo shalay uu isku dayay inuu khaarajiyo nin Jeneraal Bileyska Muqdisho ka tirsan oo doonayay inuu Xalaaleysto guriga Jeneraalka oo uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

U.S. Special Representative for Somalia, UN Special Representative of the...

August 29, 2014  United States Representative for Somalia James P. McAnulty, UN Special Representative for Somalia Nicholas Kay and European Union Ambassador Michele Cervone d’Urso express profound...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaramada Midoobay,Midowga Yurub iyo Maraykanka ayaa ka Codsaday dhammaan...

Warsaxaafadeef Wada jir ah August 29, 2014 Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Safiirka...

View Article

Ila qosol : Kooxda Ali Khalif oo sheegtay in Puntland iyo Somaliland oo wada...

Buuhoodle–29 Ogoosto.2014–Pi– Hoos ka dhagayso http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2014/08/Galayr2.mp3

View Article

Faahfaahin Wada hadalkii Goobweyn “”Korneyl Bare Hiiraale oo xiniinyo cusub...

Inkastoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan xaalada Kprneyl Bare Hiiraale iyo mustaqbalkiisa hadana Bahda Puntlandi ayaa goor dhaweyd helay wararkii ugu dambeeyey. Heshiiskii hore ee dhinacyada wada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ogaysiis ku socda Reer Sweden ” Xaflada soo dhaweynta Madax ka Socda...

Madooneysaa inaad la kulanta Wasiirka waxbarashada Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame oo aad wax ka ogaatid Xaalada guud ee Puntland, waxqabadka iyo Qorshsha sanadaha soo socda ee Xukuumada Madaxweyne...

View Article

Roobabkii Deyrta oo ka bilowdey Deegaanada Puntland

Deegaanada Puntland qaarkood waxaa ka bilowdey Roobabki Deyrta, Gobolka Ceyn ayaa ilaa hada roobabku ku hooreen. Magaalada Buuhoodle iyo nawaaxigeeda ayaa Roobabka Deyrtu ka bilowdeen, Xalay fiidkii...

View Article


Xog hoose –Itoobiya oo qayb ka ah IGAD oo Bare Hiiraale ku amrey inuu...

Kadib Wadahadal maalmo socdey iyo go’aamo intii lawada gaarey hadana Korneylka iyo Kooxdiisu ay hadalo ka keeneen ayaa dhaliyey in Xubnaha Itoobiya uga midka ahaa Wafdiga IGAD ee wadahadalka kula jirey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News Kismaayo— Korneyl Bare Hiiraale iyo Kolonyo Baabuura oo...

Korneyl Bare Hiiraale iyo kolonyo baabuur ah oo ay saaran yihiin Ciidankiisa ayaa lagusoo dhaweeyey Kismaayo. Kadib Wadahadal dheer oo marxalado kala duwan soo maray waxas lagu guuleystey in Korneylka...

View Article


Joint statement by the UN, IGAD and EU Envoys to Somalia  International...

Mogadishu, 31 August 2014 – The United Nations, Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) and European Union (EU) welcomed the agreement by Col Barre Adan Shire (Barre Hiiraale) to participate...

View Article

Ogaysiis– Mudaharaad loogasoo horjeedo Madaxweyne Xasan Sheikh po ka dhacaya...

Magaaladda Brussels 08/09/2014 Waxaan la ogeysiinaya dhamaan Jaaliyada Somaliyeed ee dalalka Europe ku kala nool in eey ka soo qeyb galaan Mudaaharaad weyn oo ka dhan ah dawladda Somaaliya....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Marxuum Cabdinaasir Axmed Maxamed Shirwac oo ku geeriyoodey Dalka Holland

åWaxaa tacsi loo dirayaa guud ahaan Qoyska Reer Shirwac geeridii ku timid alla ha u naxariistee Marxuum Cabdinaasir Axmed Maxamed Shirwac oo 1 Sep.2014 ku geeriyoodey Dalka Holland. Waxaa marxuumka...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live