åWaxaa tacsi loo dirayaa guud ahaan Qoyska Reer Shirwac geeridii ku timid alla ha u naxariistee Marxuum Cabdinaasir Axmed Maxamed Shirwac oo 1 Sep.2014 ku geeriyoodey Dalka Holland.
Waxaa marxuumka Illaahay uga baryeynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf. Ehelka iyi Qaraabadana Illaahay samir iyo iimaan ka soiyo.
Aaasmiiin