Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Reer Sweden ” Xaflada soo dhaweynta Madax ka Socda Soomaaliya”"

$
0
0

ogaysiisMadooneysaa inaad la kulanta Wasiirka waxbarashada Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame oo aad wax ka ogaatid Xaalada guud ee Puntland, waxqabadka iyo Qorshsha sanadaha soo socda ee Xukuumada Madaxweyne Gaas, Hadaba imow oo dhagayso Wasiirka ayaa ka warbixinaya.

waxaa kaloo iyana Madasha marti u ah Xildhibaano ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Muungaab , Duqa Degmada Gaaækacyo Mudane CabdiCasiis iyo Dr. Maxamed Jamac Salaad.

Waxaad kaloo æa kulmi doontaan Halgamaaga weyn Cawaale Qaad diid.

wixii faahfaahin ah ka eeg sawirka hoose

xafladii madaxda
xafladii madaxda


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles