Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Roobabkii Deyrta oo ka bilowdey Deegaanada Puntland

$
0
0

Deegaanada Puntland qaarkood waxaa ka bilowdey Roobabki Deyrta, Gobolka Ceyn ayaa ilaa hada roobabku ku hooreen.

Magaalada Buuhoodle iyo nawaaxigeeda ayaa Roobabka Deyrtu ka bilowdeen, Xalay fiidkii ayaa roobku ka da’ay Buuhoodle.

Deegaanada kale ee Puntland roobku ma gaarsiisna iyadoo Gobolada Bariga Puntland ay ka jiraan Abaaro, Dowlada Puntland waxay Todobaadkaan qorsheynayeen Biyo dhaamin xoogan oo ay Dowladu u sameyneyso deegaanada Abaaruhu ka jiraan.

Puntlandi.com
Buuhoodle


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles