Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysiis ku socda Jaaliyada Jubbaland ee Norway

$
0
0

ogaysiisJaaliyada Jubbaland Norway waxa ay xaflad soo dhawayn ah u qabanaysaa Guddoomiyaha Gobolka Jubbalada Hoose ee Dawlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdirashiid Cali Gooni,oo maalmahan booqasho hawleed ku maraya dalka boqortooyada Norway.

Mudane Gooni ayaa Jaaliyada warbixin ka siin doona Jubbaland iyo horumarka ay ku tallaabsaday,waxaa laga codsanayaa xubnaha Jaaliyadu ay ka soo qayb galaan kulankaas muhiimka ah.

Madashu waa;-

Interkulturelt Museum IKM
Tøyenbekken 5,

0188 Oslo

Taariikhda: Maalinta

Jimcaha 05/09/2014

Waqtiga: 17: 00  Galabnimo ilaa 22:00 fiidnimo

Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir Cabdi Ibrahim Magan (Cirjiir) Mobile 45803959.

www.puntlandi.com.

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles