Ka dib kulankii Golaha wasiirada ee Khamiislaha ahaa ayaa Dawladda Puntland ay Beesha Caalamka iyo Shacabka reer Puntaland Ka Codsatay In Gurmad Deg Deg Ah La Soo Gaaran Deegaanada Puntland ee Abaaruhu Ku Dhufteen.
Deegaanada ay abaaruhu saameynta wayn ku yeesheen ayaa kala ah Gobolka Bari, Gardafuu,Gobolka, Sanaag, Haylaan , Nugaal , Karkaar iyo Mudug gaar ahaan Degmooyinka Tawfiiq ,Saaxo iyo Jariiban iyo dhammaan Tuulooyinka iyo Deeganada xeebta Ku yaal.
Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka