Madaxweyne Xigeenka Dowlada Jubaland Mudane Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil Farataag iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Turkuga u jooga Casumaad khaasa oo Maamulka Jubaland ka heleen Dowlada Turkiga.
Madaxweyne Xigeenka ayaa ka qaybgalaya Caleema saarka Madaxweynaha la doortey ee Dalkaas Turkiga Dayyip Erdagon.
Madaxweyne Xigeenka Jubaland Mudane Farataag oo si meeqaan sare ah loogusoo dhaweeyey Turkiga ayaa muujineysa xiisaha ay Dowlada Turkigu u leedahwlada Jubaland ka dib markii Turkiga oo hado mudo ku dhex jirey siyaasada Soomaaliya uuna aad u fahmay siyaasada Soomaaliya iyo awoodaha ka jira oo ah kuwo aan wax shaqo ah isku lahayn.
Puntlandi.om
ANKARA