Waxaa dhammaan jaaliyadda Puntland ee Finland iyo dadka kale ee Soomaaliyeed ee xirfadlayaasha ah oo danaynaya inay ka shaqeeyaan Puntland iyagoo maraya IOM iyo QUESTS loogu bishaaraynayaa inuu dhici doono shir uu warbixin ka soo jeedindoono wakiilka IOM iyo QUESTS ee Puntland, Dr Cabdulqadir Cabdikhadar Nuur.
Wixii su-aal ah oo aad qabtid waxaa kaa shaafindoona Dr Cabdulqadir Cabdikhadar Nuur ee kasoo qaybgal shirka, fadlan waqtigana ilaasha.
Cinwaanka: goobta shirka lagu qabaanayo:
Cinwaanka: Kiviparintie 2, 00920 (Myylypuro), Helsinki
Taariikh: Jumce 29.08.2014.
Saacadda: 17:00
Macluumaad dheeri ah la xariir:
Gudoomiyaha jaaliyadda Puntland ee Finland
Eng. Ibrahim Hassan Ainab
Tel: +358 451607622
Mahadsanidiin
Gudoomiyaha jaaliyadda Puntland ee Finland
Eng. Ibrahim Hassan Ainab