Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas oo todobaadkaan gaari doona Adis ababa

$
0
0

Garowe–21 Ogoosto 2014–Pi– Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa todobaadkaan booqasho rasmi ah ku aadi doona Dalka Itoobiya.

Sida Puntlandi Warka ku heleen lama shaacin ujeedka safarka Madaxweynaha.

Kala soco Puntlandi faahfaahinta safarka Madaxweynaha.

Puntlandi.com
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles